Dowlada Jabuuti oo si kulul uga hadashay Muwaadiniin looga dilay magaalada Diri-dhabe

Xukuumada dalka Jabuuti ayaa si kulul u cambaareesay muwaadiniin u dhalatay dalkaasi oo lagu dilay rabshado xoogan oo maalintii Axada ka dhacay magaalada Diri-dhaba ee dalka Itoobiya . War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti ayaa lagu sheegay in dowlada Jabuuti ay ka xun tahay si kululna u cambaareeneyso muwaadiniinteeda lagu dilay magaalada … Continue reading Dowlada Jabuuti oo si kulul uga hadashay Muwaadiniin looga dilay magaalada Diri-dhabe